Shir Saxaafadeed ay goor dhaweyd qabteen golaha deeganaka laascaanood oo uu hogaaminayo Duqa magaalada laascaanood Cabdirixin Cali Ismacil ayey ku sheegeen in danbiya dagaal ay Soomaliland laascaanood ka geysatay .
Golaha deegaanka ayaa sheegay in dagaalku u dhexeeyo Soomaliland iyo beesha dhulbahante Argagixisana aysan joogin laascaanood Puntlandna aysan dagaalka qeyb ka ahayn.
Wararka Laascaanood Isha ku hay Radio Daljir
COMMENTS