Waxaa maanta si rasmi ah degmadda Bareeda uga furmay kalfadhigii 2-aad ee golaha deegaanka ee degmada Bareeda tan iyo markii la soo dhisay golaha deegaanka ee degmadda
Furitaanka kaladhigan ayaa ku soobegmaya xili dhaqaalaha gobolka uu hoose udhacay .
Hadaba ajandayaashii kal-fadhigan looga hadlay waxaan ka waraysanay Gudoomiyaha gobolka Garda Fuu Maxamuud Axmed Caynab.
COMMENTS