Golaha Midowga Murashixiinta oo Soomaaliland uga digay barakicinta dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed

Golaha Midowga Murashixiinta  oo Soomaaliland uga digay barakicinta dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed

War Saxaafadeed ay soo saareen Golaha Midowga Murashixiinta ayaa waxa ay ku sheegeen inay aad uga xun yihiin xadgudubka lagula kacay dadka Soomaaliyeed ee laga soo raafay magaalada Laascaanood.

Qoraalkan ayaa fariin loogu diray Jamhuuriyadda la magic baxday Somaliland.

“Midowga musharaxiinta oo ka damqanaya ku xadgubka lagula kacay sharafka iyo hantida dadka qasabka lagu barakiciyey ayuu madaxda Somaliland ugu baaqayaa in ay falkaas ka fiirsadaan, degdegna u joojiyaan.”ayaa lagu yiri fariinta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com