Kulumadaan Ayaa waxaay quseyaan masiirka dowladnimo iyo dadka reer SSC-Khaatumo.
Waxyaabaha diirada lagu saari doono kulunka isimada ayaa waxaa kamid ah.
1.Xulista Baarlamaanka 2-aad ee SSC-Khaatumo.
2.Qaban qaabada Shirweynaha dhameystirka dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo.
3.Ansixinta Dastuurka KMG ah ee SSC-Khaatumo
4.Qamsoomida Doorashada Madaxtinimada dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo.
Golaha Sare ee Isimada dhaqanka SSC-Khaatumo waa hay’ada ugu sarreysa ee mas’uulka ka ah go’aan ka gaarista talada masiiriga ah ee SSC-Khaatumo taas oo kucad Cahdiga Kumeelgaarka ah oo hada uu ku shaqeeya maamulka Kumeelgaarka ah ee SSC-Khaatumo.
> Daljir Media


COMMENTS