Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo gebagabeeyay Dooda mooshinka Canshuurta iyo Cabashada Ganacsatada oo maalmahan ay doodiisa socotay.
Gabagabadii doodda ka dib ayaa waxaa uu gudoomiyaha baarlamaanka Soomalaiya u saaray guddi ka soo tala-bixiya canshuuraha cusuub.
Gidoomiyaha Folaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in guddiga Maaliyadda ee baarlamaanka ay arrintan u xilsaareen si ay u soo baaraan ka dib-na ay ugu soo talo-bixiyaan.
Canshuuro cusub oo dhawaan ay soo rogtay dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa waxaa cabasho ka muujiyay qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Muqdisho.
COMMENTS