Golaha Wakiillada Somaliland oo sheegay in ay baari doonaan khasaaraha ka dhashay banaanbaxyada

Golaha Wakiillada Somaliland oo sheegay in ay baari doonaan khasaaraha ka dhashay banaanbaxyada

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay in ay baari doonaan khasaaraha ka dhashay banaanbaxyadii dhawaan ka dhacay degaanada maamulka Somaliland.

Golaha ayaa sidoo kale kulamo deg deg ka yeelan doonna xaaladda kacsan ee Somaliland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com