Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta baarlamaanka Soomaaliya ka ansixiyay Golihiisa Wasiirada ayaa sheegay in Barnaamijka Xukuumaddiisu ay saldhig uyihiin arrimaha hortabinta u leh dalka oo ay ugu horreyso qabsoomidda doorashooyinka, adkaynta amniga, horumarinta caddaaaladda, dowlad-wanaagga, kordhinta adeegyada aas-aasiga ah ee bulshada.
Hadalkan ayuu ka jeediyay xili maanta ay baarlamaanka ay ansixiyeen xukuumada uu soo dhisay dhawaan.
Daawo.
COMMENTS