Golaha Wasiirada XFS oo Asixiyay Hesshiis ay gaareen Soomaaliya iyo Tansaaniya

Golaha Wasiirada XFS oo Asixiyay Hesshiis ay gaareen Soomaaliya iyo Tansaaniya

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Xalay yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey Heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Tanzania

Heshiiskaas ayaa ku saabsanaa iskaashiga difaaca labada dal.

Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan

Waxaa ka mid ahaa warbixino la xiriira amniga, halka uu marayo Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP), Jihaynta warbaahinta iyo canshuurta gadista ee dalka laga dhaqan geliyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com