Golaha Xukuumadda Puntland oo Kulan Degdeg ah ka yeeshay xaaladda Tukaraq

Golaha Xukuumadda Puntland oo Kulan Degdeg ah ka yeeshay xaaladda Tukaraq

Shir dag dag ah oo ay yeesheen Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Duulaanka lagu soo Qaaday Puntland iyo Shirkii Golaha Iskaashigga Dawladdha xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya ee Baydhabo.

Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay dowladda Puntland inay geli doonto dagaal lagu difaacayo dhulka iyo shacabka Puntland, waxaana loogu baaqay dadwaynaha Puntland inay garab siiyaan ciidamada Puntland sidii loo soo celin lahaa dhulka ay Somaliland kusoo duushay ee Puntland.

Hoos ka akhriso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com