Bankiga Salaam ayaa Degmada Galdogob ka furtay xaruntii 7aad, waana xarunta ugu cusub ee deegaanka Puntland. Munaasabada xarriga looga jaray bankiga ayaa waxaa ka qaybgalay maamulka Gobolka Mudug, kan degmada Galdogob, waxgarad, iyo maamulka iyo shaqalaaha Bankiga.
Shaafici Cabdulqaadir Warsame ayaa warbixintaan ka soo diray Goldogob.
COMMENTS
[email protected]