Golihii deegaanka ee degmada Bosaaso oo la dhaariyay iyo duqii kumeel gaarka ahaa oo iscasilay (dhagayso )

Golihii deegaanka ee degmada Bosaaso oo la dhaariyay iyo duqii kumeel gaarka ahaa oo iscasilay  (dhagayso )

Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Bosaaso ayaa maanta waxaa lagu dhaariyay magaalada Bosaaso

Xildhibaanadan maanta la dhaariyay ayaa waxa ay ka kooban yihiin 31 xubnood oo lix kamid ah ay haween yihiin.

Dhanka kale Duqa kumeelgarka ah ee ee degmada Bosaaso C/salaan Bashiir C/salaan ahaana wasiir kuxigeenkii Wasaarada maaliyada ayaa  ka tanaasulay  xubin nimadii golaha wasiirada uu iska casilay uuna utar tamayo doorashada Duqa Degmada Bosaaso .

Doorashada Duqa iyo kuxigeenkiisa ayaa dhici doonta beri oo khamiis ah.

Dhagayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com