GOLIS, SALAAM BANK, TARTAN & TACLIIN IYO RAMADAANKA 2025

GOLIS, SALAAM BANK, TARTAN & TACLIIN IYO RAMADAANKA 2025

TARTAN & TACLIIN, PUNTLAND SECONDARY SCHOOLS’ KNOWLEDGE COMPETITION, IS BACK AGAIN ON DALJIR THIS RAMADAN 2025
Sponsored by Golis Telecom and Salaam Bank



Boosaaso: Maamulka Warbaahinta Daljir iyo shirkadda Isgaarsiinta ee Golis Telecom, ayaa xarunta guud ee shirkaadda Golis ee magaalada Boosaaso ku kala saxiixday heshiiska maalgelinta barnaamij Aqooneedka Tartan Iyo Tacliin 2025 oo sanadkan si casri ah loo qabanayo.

Golis Telecom iyo SALAAM BANK ayaa sanadka maalgelinaya barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo ah hogaanka Tartamada Warbaahinta ee Ramadaanta ka baxa Soomaaliya oodhan, Tartan iyo Tacliin ayaa noqday kan ugu abaalmarinta sareeya ee tartamada la qabto, waana tartan lagu tartamo Aqoon dhab ah oo ku salaysan Manhajka Waxbarashada.

Agaasimaha Guud ee Daljir Khadar Awl Ismail iyo Agaasimaha Xiriirka Dadweynaha iyo Suuqgeynta ee shirkadda Golis Siciid Maxamuud Cali ayaa heshiiska u saxiixay labada dhinac.

Diiwaanka Wararka | Warbaahinta Daljir

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com