Golaha walaalaynta bulshada iyo qabyaalad diidka oo maanta kulan kuyeeshay magaalada Bosaaso ayaa waxa ay baaq nabadeed udireen dadka kudagaalamaya deegaanka Cagaare .
Masuuliyiintii madasha ka hadlay waxaa kamid ahaa Sheeq Fu’aad Xaaji oo ah g/ kuxigeenka golaha dhaxe iyo Maxamuud Faarax Bile oo ah xubin kamid ah Gudiga Waxaana Hadaladoodii kamid ahaa:
COMMENTS