Goobaha Ganacsiga Bosaaso oo maalintii afaraad xiran (Sawiro)

Goobaha Ganacsiga Bosaaso oo maalintii afaraad xiran (Sawiro)

Ganacsiga Bosaso oo maalintii afaraad xiran waxaana ganacsatada ay sheegayaan inay shaqo joojinta ay wadayaan inta dowladdu ka laabanayso go’aankii ahaa joojinjta canshuurta shilin Soomaaliga ee dekedda Bosaso.

Shaqo joojinta ayaa waxaa ay saamaysay bulshada magaalada Bosaso, dadka muruqmaalka ah ee alaabaha rara.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com