Goobo Taariikhi ah oo ku bur-buray dalka Indonesia

Goobo Taariikhi ah oo ku bur-buray dalka Indonesia

Ilaa shan goobood oo taariikhi ah oo ku yaala magaalada Jakarta ayaa bur-buray, halka 8 qof ay ku dhaawacmeen, kadib markii uu ku soo rogmaday daad xoogan.

Ilaa iyo hadda lama oga in uu ka dhashay dhimasho , balse daadadkii todaadkii la soo dhaafay ka dhacay Indonesia ayaa waxaa ku geeriyooday 60 qof.

Sawiro iyo muuqaalo laga soo qaaday goobaha uu daadka saameeyey ayaa waxaa laga arkayey dhismayaal bur-buray iyo daadguraynta dad shacab ah oo ay bad baadinayana kooxaha badbaadada.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.com.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com