Guddiga Amniga Barlamaanka Somaaliya oo Maanta Kulan Xasaasi la yeeshay Wasiirka Amniga

Guddiga Amniga Barlamaanka Somaaliya oo Maanta Kulan Xasaasi la yeeshay Wasiirka Amniga

Muqdisho waxaa Maanta Kulan Xasaasi ah oo Amniga dalka ku saabsan gaar ahaan Amaanka Muqdisho ku yeeshay Guddiga Amniga Barlamaanka Somaaliya iyo Wasiirka Amniga Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Abuukar Isloow ducaale.

Dhinaca Kale Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa labada ku sime ahna ku xigeenada labada talis ee Nabad sugida iyo booliiska soomaaliya,kulankaas oo ahaa mid gaar ah.

Kulankan Muqdisho kadhacay waxaa Shir Gudoominayeey Gudoomiyaha Guddiga Amniga ee Barlamaanka Somaaliya Xildhibaan Foosiyo Maxamed Sheekh,iyadoo diirada lagu saarayeey qaraxyada iyo weraarada kadhacay Caasimadda Tododobaadyadii ugu dambeysay.

Guddiga ayaa su’aalo Adag weydiiyay wasiirka amniga iyo kusimayaasha taliyaasha nabad sugida iyo booliiska soomaaliya,waxaana wasiirku sheegay in la xisaabtan dhab ah uu imaan doono.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com