Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Soomaaliya oo shir ka yeeshay qaraxyadii Bossaso iyo doorka dowladda Qatar (dhegayso)

Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Soomaaliya oo shir ka yeeshay qaraxyadii Bossaso iyo doorka dowladda Qatar (dhegayso)

Guddiga Arrimaha Dibadda u qaabilsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa su’aalo waxa ay waydiiyeen Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, kaddib kulan ka dhacay xarunta Villa Hargeysa oo ku dhextaal Villa Soomaaliya. Amuuraha ay Guddigau Wasiirka wax ka waydiiyeen waxaa kamid ahaa qaraxyadii Bossaso iyo ku luglahaanshaha dowladda Qatar.

wariye Cabdiraxmaan Waabari ayaa warbixintan noo diyaariyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com