Guddiga Bilicda Boosaaso oo bilaabay Duminta goobaha wadooyinka soo galeen (dhegayso/Sawiro)

Guddiga Bilicda Boosaaso oo bilaabay Duminta goobaha wadooyinka soo galeen (dhegayso/Sawiro)

Guddiga bilic soo celinta Magaalo Ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayaa maanta bilaabay duminta Goobaha ganacsi ee kuyaal wadada weyn ee Bartamaha Magaaladda Boosaaso.

Wariye Xasan heykal ayaa Warbixintan Boosaaso kaso diray

Audio Player

 

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com