War-saxaafadeed ay soo saareen Guddiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayey ka soo saareen dhowr Qodob oo ay kaga hadlayeen faragelinta Kenya ay ka wadaan dhulka Koofureed gaar ahaan degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo.
Guddiga waxaa ay Madaxda sare ee Dalka ugu baaqeen in arrintan ay si mas’uuliyadi ku jirto uga hadlaan,iyaga oo sheegay in Kenya ay dhul ballaarsi ka waddo Soomaaliya iyada oo ka faa’ideysaneysa muranka Badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya.
COMMENTS