Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo ku dhawaaqay doorashada laba kursi

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo ku dhawaaqay doorashada laba kursi

Gudiga doorashada Galmudug, ayaa shaaciyey doorashada laba kursi oo berri 24 bisha doorashadoodu ka dhacayso Dhuusamareeb.
Kurassta sumadoodu tahay #Hop 026 iyo #Hop 104 ayaa lagu bilaabayaa doorashada xubnaha Galmudug ee Aqalka hoose.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com