Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland (PEC) mudane, Hon. Fu’aad Adeer ayaa maanta shir Guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee Guddiga.
Kulanka maanta ayay Guddigu uga wada hadleen diyaarinta Shuruucda Doorashada oo gabo-gabo maraya, iyadoo lagala tashan doono Xisbiyada Siyaasadda iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan, waxaa sidoo kale kulanka looga dooday qorshaha miisaaniyadda howlgalka doorashada.
COMMENTS