Guddiga doorashooyinka Puntland oo la kulmay ururada bulshada (dhegayso)

Guddiga doorashooyinka Puntland oo la kulmay ururada bulshada (dhegayso)

Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe kula shiray xubno ka mid ah ururada bulshada rayidka Puntland , iyagoona ka wada hadlay hirgalinta barnaamijka xisbiyada badan ee Puntland.

Kulanka intii uu socday ayaa guddiga lagu waydiiyay suurtagalnimada doorasho ku dhisan nidaam xisbiyo oo ka dhacda xiligaan Puntland iyo sida la isugu halayn karro nidaamkaasi oo xukuumadihii hore ay balanqaadeen balse aanay fulin.

Hoos ka dhegayso warbixinta Cabdixakiim Xuseen uu ka diyaariyay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com