Guddiga doorashooyinka Somaaliya oo sheegay inay qabanayaan doorashada 3 kamid ah kuraasta barlamaanka (dhegayso)

Guddiga doorashooyinka Somaaliya oo sheegay inay qabanayaan doorashada  3 kamid ah kuraasta barlamaanka (dhegayso)

Gudoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo ismaciil ibraahim xaliima yarey ayaa maanta shir jaraaid warbaahinta ugu qabatay magaalada muqdisho.

Xaliimo yarey Ayaa shirka jaraaid waxa ay uga hadleysay sadex kursi oo kamid ah kuwa baarlamaanka Soomaaliya oo banaan in doorashadooda ay qaban doonaan.

Sidoo kale waxa ay sheegtay in ay kadalbanayaan Beelaha leh 3-da kursi ee Baarlamaanka Soomaaliya ka bannaan in ay keensadaan dadkii u tartami lahaa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com