Guddiga gurmadka Qardho oo maanta Ganacsato iyo qoysaas u qaybiyeey lacag & raashin (Daawo)

Guddiga gurmadka Qardho oo maanta Ganacsato iyo qoysaas u qaybiyeey lacag & raashin (Daawo)

Guddiga gurmadka qardho oo ku guda jira wajigi 3aad ee bixinta lacagihi loogu tala galay dadki ku hanti beelay daadadki ku soo rogmaday qardho ayaa maanta u qaybiyeey ganacsatadi ku hanti beelay qardho raashin iyo lacago cadaan ah.

Wariye Cabdicasiis Haybe ayaa Warbixintan Qardho ka soo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com