Guddiga haweenka ee BJFS oo kormeeray qaar kamdi ah wasaaradaha dowlad Goboleedka Jubbaland

Guddiga haweenka ee BJFS oo kormeeray qaar kamdi ah wasaaradaha dowlad Goboleedka Jubbaland

Guddiga haweenka BJFS oo howlaha shaqa u jooga Magaalada kismaayo ayaa kormeer ku sameeyay Wasaaradaha Waxbarashada, Haweenka, Caddaaaladda iyo xarumaha ururada Haweenka dowlad goboleedka Jubbaland.

Ujeeddada kormeerka xildhibaanada ayaa ku saabsanaa sidii looga wada shaqayn lahaa dardar gelinta iyo casriyaynta arrimaha xuquuqda haweenka iyo awood siintooda, iyagoo xubnaha guddigu ay warbixinno gaar gaar ah ka dhagaysteen masuuliyiinta iyo shaqaalaha ay la kulmeen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com