Guddiga Joogatada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Aqalka Sare ku yeeshay kulankiisa 5aad ee Kalfadhiga 7aad, ayada oo uu Ajendahu ahaa dhageeysiga Warbixinta Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka.
Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan Muqdisho ka soo diray.
COMMENTS