Qoraal ka soo baxay Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa lagu sheegay in xilka ka qaadeen guddoomiye ku-xigeenka guddiga Sayid Cali Sheekh.
Guddiga ayaa ku eedeeyay guddoomiye ku xigeenka inuu ku tuntay sharuucda guddiga isla markaana uu guddoomiye ku xigeenka uu ku dhaqaaqay inuu dumiyo guddiga:
Qoraalka ayaa waxaa ku saxiixnaa Guddoomiyaha guddiga iyo shan xubnood oo ka mid ah Guddiga doorashada.
COMMENTS