Xildhibaano katirsan baarlamaanka mamaulka Galmudug oo tiradooda ay gaaraysay 110 xildhibaan ayaa maanta ansixiyay gudigga Farsamo ee uu magacaabey Sheekh Shaakir oo ah madaxa xukuumada Galmudug ,iyadoona ay diideen 3 xubnood, waxaana sidaas ku dhawaaqey guddoonka Shir gudoominayay kulankan .
Madaxa xukuumada Galmudug Sheekh Shaakir ayaa u mahad celiyay xubnahan baarlamaanka Galmudug ee taabacsan Ahlusunna waxaana uu tilmaamey in ay ka soo baxeen shaqo culus oo looga fadhiyay.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.
COMMENTS