Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Jabuuti oo Khudbad u Jeedinaya Baarlamaanka Soomaaliya

Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Jabuuti oo Khudbad u Jeedinaya Baarlamaanka Soomaaliya

Guddoomiyaha baarlamaanka ee dalka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud  ayaa maanta oo Sabti ah khudbad ujeedinaya golaha baarlamaanka ee Soomaaliya oo shir ku leh xarunta Golaha Shacabka.

Masuuliyiinnta baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay kulanka inuu yahay maanta dhagaysiga khudbadda lagu casuumay guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo Khamiistii gaaray magaalada Muqdisho.

Khudbadda ayaa u badnaan doonto baraarujin iyo inay baarlamaanka ay u adeegaan dowladnimada Soomaaliya.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com