Wararka laga helayo Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in khilaaf ugub ah uu soo kala dhexgalay guddoomiyaha baarlamaanka iyo madaxda sare ee dowladda gaara ahaan raysal wasaaraha iyo madaxwaynaha.
Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa ku adkaystay
1- in Ciidamada la geeyey Baydhabo dib loo soo celiyo
2- In uu tartamo Mukhtaar Roobow oo aan Musharaxnimadiisa laga hor istaagin
3- In Guddiga Maaliyadda ee Golaha shacabka ay shaqadooda wataan
Madaxwaynaha iyo raysal wasaaraha ayaa wada dadaalo ay ku qancinayaan guddoomiyaha baarlamaanka inuu ka tanaasulo go’aamadiisa.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir
COMMENTS