Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa shalay ku soo guryonoqday Puntland, kana soo degay madaarka caalamiga ah ee Bandar Qaasim. Guddoomiyaha ayaa heshiiskii Dekedda Bossaso iyo Dawladda Dubai uga waramay Xasan Haykal iyo xarunta Daljir Bossaso.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS