Maamulka degmada Bandar-bayla ayaa wada howlgal ka dhan ah ka hortagida xaalufka badda iyo daryeelka Kaluunka iyo Aaragoostada.
Guddoomiyaha degmada Bandar-bayla Siciid Cali Anteeno oo waraysi gaar ah siiyay maanta Radio Daljir ayaa sheegay in talaabo shaci ah ay ka qaadi doonaan dadka ku howlan xaalufinta badda.
Dhegayso.
COMMENTS