Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Maxamed sheekh Mursal ayaa gordhawayd soo saaray qoraal uu ku sheegayo in uu guud ahaan burburay Mooshinkii dhawaan ay soo Gudbiyeen xildhibaano ka tirsan barlamaanka somaaliya kaas oo looga soo gudbiyey madaxweyne Farmaajo.
Warka qoraalka ah ee uu soo saaray Gudoomiye Mursal ayaa waxaa ka carooday oo kasoo hor jeestay xildhibaanada soo gudbiyay Mooshinka oo sheegay in Gudoomiyaha uu si qaldan kaga laabtay mooshinka madaxweynaha.
COMMENTS