Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa ka hadlay joogitaanka Puntland Col.Caare oo dhawaan isaga iyo jabhadiisa kasoo goostay Maamulka Somaliland.
Cabdixakiin dhoobodareed ayaa sheegay in Col caare damiciisa Puntland uu yahay sidii Maamulka Somaliland uu ugu gacan galin lahaa qaybo kamid ah dhulka Puntland.
Hoos Kadaawo Warbixin anu ka diyaarinay.
COMMENTS