Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya oo dib ugu laabtay Muqdisho (dhegayso)

Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya oo dib ugu laabtay Muqdisho (dhegayso)

Muqdisho waxaa maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,iyada oo siweyn loo soo dhaweeyay.

Maxamed Mursal ayaa waxaa Maanta si ka duwan sidii hore u soo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka,oo u badan Xubnihii Guddiga Maaliyadda iyo Xildhibaano kale.

Soo dhaweyn kadib hadal kooban oo uu saxaafada siiyay ayuu sheegay in wixii Shaqo ah Xaruntooda ay uga hadli doonaan,hayeeshee uu ku faraxsan yahay soo dhaweynta loo sameeyay.

dhinaca kale Soo dhaweynta Guddoomiye Mursal ayaa waxaa ka dhex muuqtay Xildhibaano iska-soo horjeeday kuwaas oo Maanta siweyn Garoonka Diyaaradah ugu soo dhaweeyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com