Guddoomiyaha Barlamaanka Somaliland Baashe: “Cabdiweli Gaas ayaa Masuul ka ah Wixii kadhacay Tukaraq“ (dhegayso)

Guddoomiyaha Barlamaanka Somaliland Baashe: “Cabdiweli Gaas ayaa Masuul ka ah Wixii kadhacay Tukaraq“ (dhegayso)

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka jawaabay eedeyn uga timid dhinaca Puntland oo ahayd in Maamulka Somaliland ay taageerayaan Al-shabaabka dagaalka kula jira Puntland.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in Tukaraq ay ka mid tahay degaannada Somaliland islamarkaana Ciidamada ay ka fushadeen dan ay halkaas u tageen.

Wxaaa uu xusay in xudduuda Somaliland iyo Puntland ay 7km u jirto Garowe islamarkaana aysan Somaliland ilaa hadda xadgudub geysan.

Baashe ayaa ka digay in haddii colaadda Tukaraq sii korodho in wax laga weydiinayo Madaxweynaha Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com