Guddoomiyaha Cusub ee Gobalka Karkaar oo Maanta Xilka la Wareegay (dhegayso+Sawiro)

Guddoomiyaha Cusub ee Gobalka Karkaar oo Maanta Xilka la Wareegay (dhegayso+Sawiro)

Munaasabadan oo kadhacday Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar ,isla markaana Xilka uu kula wareegayeey Guddoomiyaha Cusub ee Gobalka karkaar Cabdulahi Maxamed barre (caato),iyado ay kaso qayb galeen munaabada masuuliyin,Taliska Booliska Gobalka Karkaar,iyo qaar kamid ah Ururuarada Bulshadda Rayidka ah.

Wariye Maxamuud Fantastic ayaa Warbixintan Qardho Kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com