Guddoomiyaha degaanka dhinooda ee gobalka Mudug oo ka hadlay Bacaad ku habsaday (dhegayso)

Guddoomiyaha degaanka dhinooda ee gobalka Mudug oo ka hadlay Bacaad ku habsaday (dhegayso)

Gudoomiyaha Deegaan xeebeedka Dhinowda ee Gobolka Mudug Xaaji Cismaan Cilmi ayaa Waraysi uu siyeey Radio Daljir wuxuu kaga hadlay bacaad ku habsaday degaankaas,isago sheegay in abaar xoogan ka jirto degaankaas.

Wuxuu kale uu sheegay in degaankas uu go’doon kujiro,isla markaasna aysan haysan meel gadiidku raashinka u soo maro,hadse xaaladu ay adagtahay.

Madaxda Puntland iyo Hay;addaha ayuu ka codsaday in laga soo gaaro dadkaas go’adoonka kujiraa.

Wariye Hodan Sulub Diini ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com