Guddoomiyaha degmada Towfiiq oo Daljir uga waramay dagaalka ka socda Afbarwaaqo (dhegayso)

Guddoomiyaha degmada Towfiiq oo Daljir uga waramay dagaalka ka socda Afbarwaaqo (dhegayso)

Gudoomiyah  degmada  Tawfiiqa  ee gobolka Mudug Maxamed Cabdiqaadir Axamd ayaa ka hadalayah  dagaalka markale ka soo cusboonaatay  deegaano hoostaga  Afbarwaaqo  oo dhawaan lagu galaamaya.
waxa uu sheegay in dowladda Puntland ay arintan si deg deg ah usoo faragaliso si xaalada aysan uga sii darin.
Odaaysha dhaqan ayaa dhankooda ku baaqay in beelaha halkaasi ku dagaalamaya ay joojiyaan dagaalka.
Dhinacakale dowladda Soomaaliya ayaa iyana maalin kahor baaq ka soo saartay dagaalka ka socoda gobolka Mudug waxaan ka hadlay arintaasi gudoomiye kuxigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya Mahada Cabdalla Cawad.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com