Guddoomiyaha dhalinyarada iyo ciyaaraha gobolka Nugaal Saciid Xasan oo daljir u waramay (dhegayso)

Guddoomiyaha dhalinyarada iyo ciyaaraha gobolka Nugaal Saciid Xasan oo daljir u waramay (dhegayso)

Garoonka kubbadda Cagta Mirre Awaare Jaamac waxaa bilihii ugu dambeyay ka socday Tartan kubbadda Cagta ah oo loo qabtay kooxo heerka labaad ah .

Kooxaha ka qayb-galay tartankaan waxaa ay tiradoodu dhan tahay 24 kooxood waxaan ay ka kooban yihiin 600 oo ciyaartooy.

Koobka kooxaha heerka labaad ayaa hadda soo gaaray wareega 8 dhammaadka iyadoo shalay ay ciyaareen kooxihii ugu damabeeyay ee u soo gud bay wareegaasi .

Haddaba Guddoomiyaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Gobolka Nugaal Saciid Xasan Cabdi ayaa ka waraystay halka haatan wax u marayaan .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com