Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta waxa uu daah-furay wajiga labaad ee talaalka cudurka COVID-19 ee Gobolka Bari.
Guddoomiyaha ayaa Bulshada Gobolka waxa uu ugu baaqayaa in ay qaataan talaalka si looga hortago faa’fitaanka cudurka coronavuris.
COMMENTS