Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan ayaa maanta gaaray Degmada Iskushuban ee Gobolka Bari waaxa uuna qeyb ka ahaa wafdi uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada Cafimaadka Dowladda Puntland Dr Jaamac Faraax Xassan, sidoo kale waxa Wafdiga qeyb ka ahaa Wasiir dowlaha wasaarada qorshaynta Iyo xildhibaan Xaamuud, waxaana si diiran loogu soo dhoweeyay duleedka Magaladda Iskushuban.
COMMENTS