Gudoomiyaha Gobolka Cayn Cabdirisaaq Xaaji Xasan oo Waraysi Siinyey Raio Daljir ayaa si kulul ugu Jawaabay Xubno Deegaanka kasoo Jeeda oo Shalay Warbaahinta Dhaliilo u Mariyey masuuliyiinta Puntland ee Gobolka ku sugan.
Magaaladda Buhoodle ee Xarunta gobalka Cayn waxaa ku sugnaa Maalmihii la soo dhaafay Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland kuwaas oo halkaas u joogay dhismaha golaha degaanka,waxaana jiray odayaal iyo waxgarad dhaliilay qaabka wax loo dhisayo.
COMMENTS