Guddoomiyaha gobolka Bari oo eedeen u jeediyay dowladda dhexe (daawo)

Guddoomiyaha gobolka Bari oo eedeen u jeediyay dowladda dhexe (daawo)

Guddoomiyah Gobolka Bari Cabdisamad Yusuf Abwaan ayaa eedeen u jeediyay dowladda Soomaaliya.
waxa uu sheegay in deeqdii beesha caalamka ee magaca Puntland lagu soo qaaday ay dowladda ugu keedsatahayabakhaarada Muqdisho.

Hadalkan ayuu ka sheegay xili maanta uu deeq lacageed oo ay soo dhiibeen jaaliyada Puntland uu ku wareejiyay guddiga Gardafuu.

Daawo.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com