Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa sheegay,inay gacanta ku dhigeen,raggii fuliyay dil Magaalada Gaalkacyo loogu geystay Sarkaal ka tirsanaa laanta dambi barista gobolka Mudug ee Puntland.
“Dalkaan anaga iyo Argagixiso wada lahaan mayno ayuu guddoomiyuhu yiri.
Dhegayso.
COMMENTS