Guddoomiyaha Gobolka Nugaal oo sheegay in ay soo qabteen dad uu sheegay inay shacabka qixinayaan

Guddoomiyaha Gobolka Nugaal oo sheegay in ay soo qabteen dad uu sheegay inay shacabka qixinayaan

Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa sheegay in laamaha ammaanka gobolku qabteen dad uu sheegay inay shacab barakicinayeen. Guddoomiyaha ayaa ka digey in la faafiyo warar been ah oo horseedi kara in shacabku ka qaxaan Garoowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com