Guddoomiyaha Guddiga dhismaha Garoonka Kubbadda Cagta Garoowe oo Daljir la hadlay (dhegayso)

Guddoomiyaha Guddiga dhismaha Garoonka Kubbadda Cagta  Garoowe oo Daljir la hadlay (dhegayso)

Guddoomiyaha Guddiga dhismaha Garoonka Kubbadda Cagta Magaaladda Garoowe,Maxamed Cali Ciise Maxamed (Ciirro) ayaa waxaa uu sheegay in hadda ay billaabayaa qorshaha dhismaha Garoonka.

Mudane ciirro ayaa waxaa uu xusay in qorshaha dhismaha Garoonka Mirre Awaare Jaamac muddo kooban ay kusoo gaba gabayn doonaan .

Axmed Sheekeeye ayuu Khadka telefoonka ugu warramay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com