Maxamuud Axmed Guddoomiyaha Jaaliyadda Somaliyeed ee dalka Zambia oo Waraysi sinayeey Radio daljir ayaa ka hadlay nolasha iyo xaladda dad somaliyeed ee dalkaas kunool.
Guddoomiyaha ayaa sido kale Waraysiga uu siyeey Radio daljir kaga hadlay kaalinta ay ku leeyihiin siyaasada dalka ,iyo ganacsiga Somaalida ku haystaan dalkaas.
Halkan kadaawo
COMMENTS