Waxaa maalinimada Jimcada 8da subaxnimo la shaaciyay inay kadhacayso xarunta baarlamaanka Puntland ee magaalada Garoowe doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa.
Musharixiin kalle duwan ayaa u tartamaya xilalkaasi oo badankooda kasoo galay baarlamaanka gobolada Sanaag iyo Bari.
Haddaba Xuseen Yaasiin Xaaji oo ah guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee baarlamaanka iyo Xaamud Ismaaciil Xirsi ayaa wariyaheena Maxamuud Cabdi Ibraahim uga waramay doorashada.
Hoos kadaawo.
COMMENTS