Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa maanta soo gaaray Wafdi balaaran oo u Hogaaminayo Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Idle ,iyado si weyn ugu soo dhaweyeen Garoowe masuuliyin iyo Saraakil katirsan Puntland.
Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Warbixintan Garoowe Kaso diray
COMMENTS